Maamulka Dhuusamareeb oo War ka soo saaray dagaalka ka socda Magaalada

Guddoomiye ku-xigeenka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug Cabdi Xaashi ayaa sheegay iney magaalada ka saareen kooxo ka tirsan ah Ahlusunna oo uu sheegay iney soo galeen dhowr xaafadood. Cabdi Xaashi ayaa intaas ku daray in kooxda Ahlusunna aysan awood u laheyn iney qabsadaan magaalada Dhuusamareeb , isagoo shacabka ugu baaqay iney is dejiyaan oo ay … Continue reading Maamulka Dhuusamareeb oo War ka soo saaray dagaalka ka socda Magaalada